25 Apr, 2024
1 min read

Siyaasi Bobi Wine oo Somaliland ku ammaanay horumarka ka jira.

Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, lagu soo gabagabeyay shirka nabadda iyo amniga ee Afrika oo socday laba maalmood. Shirkaan waxaa ka qayb galay hoggaamiyaal, khuburo iyo daneeyayaal kale oo ka socday qaaradda Afrika,waxaana diiradda lagu saaray doorka arrimaha gudaha iyo dibadda ay ku leeyihiin dadka ka shaqeeya […]

1 min read

Meydka haweenay maalmo la la’aa oo Musqul laga dhex helay.

Sida lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta gudaha haweeney lagu magacaabo Allaha unaxariistee Aamino Maxamuud, ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, kadib baaritaan socday maalmihii lasoo dhaafay oo lagu baadi goobayay haweenaydan hadda maydkeeda la helay. Ciidamada Nabad sugidda Koonfur Galbeed ayaa […]

1 min read

Shiinaha oo isha ku haya Afrika si uu macdanta Lithium uga soo dhoofsado.

Dawladda Shiinaha ayaa bilowday in macdanta Lithium-ka ay u doonato qaaradda Afrika. Macdantan oo aad muhiim ugu ah sameynta baabuurta korontada ku shaqeysa, una wanaagsan cimilada ayaa Shiinuhu uu kaalinta hore kaga jiraa dalalka doonaya in macdantan ay helaan. Macdanta oo la siiyey magaca “birtii cagaarneyd” ayaa qiimahoodu uu kor u kacay 500% sanadkii la […]