1 min read
Maamulka Galmudug oo maamul cusub u magacabay Ceel-Garas.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel) ayaa Maamul cusub u Magacaabay Degmada Ceel-Garas ee Gobolka Galgaduud.
![](https://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2022/06/Somalia_Galguduud_Ceel-Garas.jpg)
Hoos ka aqriso Magacyada Maamulka.
![](https://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2022/06/FB_IMG_1654430402490-698x1024.jpg)