27 Jul, 2024
1 min read

Gudddiyada Doorashada Soomaaliya oo la kala diray.

Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiyada doorashooyinka dadban. Guddiyadaasi oo isugu jira heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka. Warqadda guddiyada doorashada lagu kala diray oo xafiiska Ra’isul wasaaraha ka soo baxday sumaddeeduna tahay XRW/0289/05/2022 waxaa lagu sheegay xil-gudashada guddiyada iney ku ekeyd marki labada aqal ee baarlamaanka […]

1 min read

Guddoomiyihii hore ee ururada Bulshada Rayidka oo Muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa Magaalada muqdisho ku geeriyooday sida ay warbaahinta u xaqiijiyay ehelkiisa, Prof Cabdullahi Maxamed Shirwac oo maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho ku xanuunsanaa. Guddoomiyihii hore ee Ururada Bulshada Rayidka Cabdullah Maxamed Shirwac ayaa maanta la filayay in Loo qaado Cafimaad dalka dibaddiisa ah sida qorshuhu ahaa, waxaase la xaqiijiyay in uu geeriyooday xabiin […]

1 min read

Maamul goboleedyada iyo Dowladda dhexe oo ka wada hadlay Arimaha abaaraha.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa  kulan fogaan arag ah la yeeshay dhammaan wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, xubno kale oo ka kala tirsan Xafiiska Raysal wasaaraha iyo Wasaarada Gargaarka ee XFS. Wasiirradu waxay boggaadiyeen Madaxweynaha dawlada federaalka mudnaanta uu siiyey […]

2 mins read

Real Madrid oo ku guulaysatay Champion-kii 14-aad Taariikhda iyo Liverpool oo ooyin kala baxday garoonks.

Real Madrid ayaa ku guuleystay Champion-ka kadib markii hal gool ku garaaceen Liverpool kuwaasi oo birta iyo goolyahe Thibaut Courtois uu hor istaagay, waxa uuna Real u yahay koodii 14-aad taariikhda . Sheekada qeybta hore : Liverpool iyo Real ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah xilli kooxda Klopp aheyd dhanka helayay […]

1 min read

QM oo sheegtay Amniga Liibiya inuu faraha ka sii baxayo.

Warbixin ay qaramada midoobay soo saartay ayey ku sheegtay khatarta dhinaca amniga uu wajahayo dalka Libiya iyo waxa sababay. Warbixinta waxaa lagu sheegay dagaallamayaasha ajaanibta, ciidamada shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo Kooxaha calooshood u shaqeystayaasha Wagner uu Ruushka leeyahay oo isbiirsaday iney dalkaasi ka wadaan arrimo xadgudub ku ah shuruucda caalamiga. Wakaaladda wararka AP oo […]

1 min read

Puntland oo maanta ka bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada dhexe iyo kuwa sare.

Maanta waxaa Puntland ka billaabmay imtixaanka fasallada 8-aad iyo 12-aad ee shahaadiga ah. Ardayda u farriisanaysa ayaa lagu qiyaasay ku dhawaad 20 kun, kuwaas oo in ka badan boqolkii 45 ay yihiin gabdho. Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa sheegtay in tan Federaalka ay ku heshiiyeen in korjoogayaal ay u dirto imtixaanka, balse aysan arrintaas sanadkan […]

1 min read

Iran oo la wareegtay laba markab oo laga leeyahay dalka Giriiga.

Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iran oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay dalka Giriiga oo shidaal siday. Masuuliyiinta dalka Iran ayaa sheegay inay hawlgalkan ka fuliyeen gacanka istaraatejiga ah ee Faaris. Tallaabadan ayaa u muuqata in dalka Iran uu kaga aargudanayo dalka Giriiga, taageeradii […]

1 min read

Caalimkii waynaa Sheekh Cali Warsame oo geeriyooday.

WASHINGTON — Allah ha u naxariistee Sheekh Cali Warsame oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa geeriyooday, wuxuuna ahaa caalim si weyn loo yaqiinay, isagoo sidoo kale ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyey ee ururkii Al-Itixaad oo la aasaasay horraantii 1980-kii. Sheekh Cali Warsame ayaa lagu xasuustaa inuu ka horyimid ku lug lahaanshaha daagalladii Al-itixaad ay ku gashay […]

1 min read

Askari ka tirsanaa ilaalada Cumar Filish oo lagu dilay Muqdisho.

Allaah u naxriistii Xuseen Abuular Nuur oo ka mid ahaa ilaalada gaarka ah ee guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu dilay nawaaxiga Dekedda Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in dilka marxuumka uu geystay askari ka tirsan ciidamada Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in askari dilka geystay uu goobta ka baxsaday. Ciidamada ammaanka ayaa tagay goobta uu […]

1 min read

Duq iyo Duub is duleeyay.

Abwaan.Cabdulle Raage Taraawiil ayaa 1985 waxa uu arkay, Odayaal dhaqameed iyo Duubab ey qaraabo yihiin, oo Nin Madax ah 8Xafiiskiisa saf ugu jiro is duleeynu ey ka muuqato. Waxa uuna ku yiri: 1.ALLAA deeqda bixiyee, Haddoow Adiga kuu dooray. Daqaradii Faqriga iyo Hadaan diifu kugu aalin. Dakadiyo Daaqii iyo Hadeey Deris yihiin Beerti. Dayaaradunu Goofkii […]