23 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dabkii ka kacay suuqa Isgoyska Banaadir.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xanuunka la qeybsaday dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dabkii xalay ka kacay goobaha ganacsi ee isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. “Waxa aan xannuunka iyo dhibka la Wadaagayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkii xalay ka kacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho kuna fiday goobaha ganacsi ee u […]

1 min read

Siyaasiga Cabdullaahi Shiikh Xasan oo Qarax lagula eegtay degmada Wadajir.

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo goordhow ka dhacay Suuqa wayn degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lala beegsaday gaari uu la socday Siyaasiga Cabdullaahi Shiikh Xasan, xilli uu lugeynayay Masjid saaladda Khudbada ku tukan rabay. Cabdullaahi Shiikh ayaa la soo warinayaa in uu dhaawac halis ah […]

1 min read

Dowladda Federaalka iyo Hay’adda IMF oo heshiis wada gaaray.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka #Deyn_Cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada 2aad iyo 3aad Barnaamijka #ECF ee dib-u-habeynta hannaanka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya. IMF waxa ay sheegtay in dhaqaalaha Soomaaliya kor u kacay sameeyay dhib kasta oo ka jiro dalka, sida Abaaraha. […]

4 mins read

Ma jirto Qof Hooyadaa kuu badali karto iyo Dal kuu badali kasoo Dalkaaga=Nasashada Jimcaha.Q- 3051=.

Wiil ayaa Gabar uuna aqoon oo aad u qurxan Taxi la soo racay. Waxa uu weydiiyay Magaceeda waana is moogeeysiisay.Telefon ayuu jeebka kala soo baxay, waxa uu bilaabay in uu la hadlo Saaxiibkii isaga oo leh: war Markabkii badeecadu ii saarneyd, hadduu yimaad ha la ii dajiyo, waxaan aadaa Imaaraadka, waxaan kuu soo diraa “Bank […]