1 min read

Wasiirka Amniga oo shaqo joojin ku sameeyay Talyaha Booliska Fadaraalka Xijaar.

Xijaar oo shaqadda laga joojiyey, waa Ku daayey wax badan ayuu soo hadlay xilliga Saxuurta.

Wasiirka Amniga ayaa yiri, anigoo xeerinaya.

  1. Waxaa shaqo joojin lagu sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed, laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2022. Waxaa si KMG ah hogaanka Cidanka Booliska usii wadaya Taliye kuxigeenka Cidanka Booliska Soomaaliyeed. 2.Waxaa si KMG ah hogaanka Cidanka Booliska usii wadaya Taliye kuxigeenka Cidanka Booliska Soomaaliyeed. 3.Wasirku waxaa u farayaa saraakiisha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda in ay ka fogaadaan ku milanka siyaasada gaar ahaan arimaha doorashooyinka una gutaan waajibaadkooda si dastuuri. 4. Wasiirka Amnigu waxaa ku wargelinayaa Guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka iyo xildhabaanada sharafta leh inay u madaxbanaan yihiin goorta, Goobta qabashada doorashada Guddoonka Golaha. Halkan ka akhriso: