April 27, 2022
Doorashada oo billaabatay iyo Xildhibaannada Ceelwaaq oo coddeyn doonin.
Waxaa goordhow Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ka billaabatay Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada Hoolka ku sugan ayaa tiradoodu tahay 257, kuwaasi oo Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka uu sheegay in aysan 17 kamid ah Coddeyn doonin. 16 Xildhibaan ee lagu soo doortay Ceelwaaq oo hoolka ku sugan ayaa loo diiday […]
Kenya oo ay ku soo badanayaan kiisaska arxan darrada ee ay boolisku gaystaan.
Kooxaha xuquuqda aadanaha ee ka howl gala dalka Kenya ayaa sheegay inay kordheen kiisaska la xiriira arxan daradda booliska iyo dadka lagu waayo gacanta laamaha amaanka. Amnesty international ayaa sheegtay inay ogaadeen in sanadkii hore ay jireen 189 kiis oo la xiriira dilalka sharci daradda ah ee ay geysteen booliska Kenya. Waxay sheegtay in inkabadan […]
Beesha Caalamka Oo sheegtay In aan La Oggolaan Carqaladeynta Dhameystirka Doorashada Dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay xubnaha Beesha Caalamka ayaa looga hadlay doorashadii guddoonka Golaha Aqalka Sare ee shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyay & tan maanta lagu wado inay dhacdo oo doorashada guddoonka Golaha Shacabka ah, xili ay ka socoto qaban qaabada doorashada guddoonkaas xarunta teendhadaAfisyooni ee magaalada Muqdisho. Qoraalka xubnaha beesha Caalamka ayaa lagu booriyay in doorashooyinka […]
RW Rooble oo si deg deg ah dalka dib ugu soo laabtay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaas u tagay ka qeyb galka shir caalami ah oo looga hadlayay abaaraha ba’an ee ka jirta Geeska Afrika kaas oo saameyn xoog leh ku […]
Wasiirka Amniga oo shaqo joojin ku sameeyay Talyaha Booliska Fadaraalka Xijaar.
Xijaar oo shaqadda laga joojiyey, waa Ku daayey wax badan ayuu soo hadlay xilliga Saxuurta. Wasiirka Amniga ayaa yiri, anigoo xeerinaya. Waxaa shaqo joojin lagu sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed, laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2022. Waxaa si KMG ah hogaanka Cidanka Booliska usii wadaya Taliye kuxigeenka […]