28 Apr, 2024
1 min read

Deni oo u soo wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo sidoo kale ah musharrax madaxweyne ayaa ka dagay magaalada Muqdisho halkaasoo oo ka billaabi doono ololihiisa doorashada. Deni ayaa waxaa soo dhaweeyay xildhibaano badan, masuuliyiin kale iyo shacab isugu soo baxay afaafka garoonka Aden Cadde. Deni ayaa mar sii horreysay ku dhawaaqay musharraxnimadiisa, wuxuuna ku biirayaa dhowr iyo toban […]