20 Sep, 2025
1 min read

Is dhexgalka Diimaha:Lakum Diinukum,walii diini.

Barnaamijka is dhaxgalka Diimuhu, xadkii ayuu ka baxay. Waxaa jiro Arragti dheheeyso Diimaha Aduunka oo dhan hala mideeyo, Mid kasta qeyb halaga soo qaato, kadibna halagu soo koobo hal Diin oo isku dhaf ah oo Dadka Dunida ku nool oo dhan ey wadaagaan. Si taa lagu gaaro, waxaa la bilaabay Barnaamijyo hor dhac ah oo […]

1 min read

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Dheere ayaa xilliga la dilay Garaash kasoo baxsanayay Gaarigiisa, iyada oo dadkii ka dambeeyay dilka ay baxsadeen. Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu dilka ka […]

1 min read

Muxuu yahay howlgalka cusub ee ATMIS ee beddelaya AMISOM?

MUQDISHO:-Dawladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa dhowaan shaaciyey inay heshiis ka gaadheen qaabka uu u ekaanayo hawlgalka cusub ee lagu magacaabo ATMIS ee beddeli doona hawlgalka Midowga Afrika ee lagu magacaabo AMISOM. Hawlgalka AMISOM waxa uu soo shaqaynayey tan iyo bishii Maarso ee sannadkii 2007-da. Dawladda Soomaaliya ayaa in muddo ahba […]