February 11, 2022
Mareykanka: Muwaadiniinta ku harsan kraine oo loogu baaqay inay soo baxaan.
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Mareykanka ee ku haray dalka Ukraine in ay si deg deg ah uga baxaan dalka, sababo la xiriira hanjabaadaha sii kordhaya ee ku wajahan dhaq dhaqaaqa militari ee Ruushka. Biden oo wareysi siiyay NBC News ayaa xusay in ciidamo uusan u diri doonin dalkaasi si ay […]
Dowladda Indonesia oo $13.9 Bilyan ku iibsaneysa Diyaarado dagaal.
Indonesia ayaa raadineysa dhabbe ay u marto sidii ay u cusbooneysiin lahayd diyaaradaheeda dagaalka oo duugoobay (Duqoobay) maadaama ciidankeena muddo dheer ay adeegsanayaan balse ay door-bideyso in ay la jaanqaado casriyeynta lagu sameeyay diyaaradaha. Wasiirrada Gaashaandhigga Indonesia & France oo ku kulmay Magaalada Jakarta ayaa qalinka ku duubay in labada Xukuumad ay is dhaafsadaan dhaqaale […]
Hay’adda Save the Children oo ka Walaac ka muujisay Dhalinyaro ay xukuntay Maxkamadda CQS ee Puntland.
Hay’adda Save The Children ayaa qoraal ka soo saartay 6 ruux oo ay ku sheegtay in ay yihiin “Carruur aan garaadsan” oo xukunno toogasho ah & xabsi waqti dheer ah ku ridday Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qaybta DG Puntland 31kii Janaayo 2022. Save The Children ayaa walaac ka muujisay xukunka ku dhacay 6-daan ruux oo […]
Soomaaliya iyo WFP oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Dalka.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaarraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay. El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad […]
Kenya iyo Jabuuti oo Heshiis ka gaaraya arrin ay ku kala tageen Soomaaliya & Kenya.
Nairobi:–Wasiirka Ganacsiga Jabuuti wefdi uu hoggaaminayo ayaa bishan u ambabaxaya magaalada Nairobi si ay ugala hadlaan suuqa qaadka (miraa) ee Kenya oo ay isha ku heyso kaddib markii Soomaaliya ay xirtay soo galitaankiisa magaalada Muqdisho. Kenya ayaa qorsheynaysa inay ugu yaraan 20 tan oo Miiraa ah u dhoofiso dalka Jabuuti maalin kasta, taasoo ah ku […]
Soomaaliya Gabdhuhuna Ragga isuma ogolo, Ragguna Xilka iskuma ogolo..Somaliya ha midoowdo. =Nasashada Jimcaha. Q-291
Nin aad u gaaban ayaa yimid Meel Shil ka dhacay oo la isku Buuqsan yahay. Gaaboow waxaa uu u jeedi waayay waxa lagu Buuqsan yahay, waxa uu maqlayay, Miskiin ma istaagi karyo, Gaariyaa Lug ka jiiray. Gaaboow si loogu baneeyo meel uu ka arko ayuu is Ooyinsiiyay isaga oo ku qeylinayo, ii baneeya, waxaan nahay […]