25 Apr, 2024
1 min read

Baarliin Biin: “Waa la ii diiday inaan u tartamo kursiga HOP#097”

Musharax Baarliin Biin oo u tartameysay kursiga Baarlamaanka ee sumadiisu tahay HOP#097 lagana soo doorto magaalada Jowhar ee caasumad gpboleedka Hirshabelle ayaa ka warbixisay qaabka tartanka looga reebay. Kursiga Baarlamaan oo muddo ka badan 20 sano ay ku fadhiday Khadiijo Maxamed Diiriye isla markaana ah wasiirka gargaarka ayaa Baarliin kula tartameysay waxay sheegtay in guddiga […]

1 min read

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kaddib markii uu martiqaad ka helay dowladda Imaaraadka Carabta. Socdaalka Ra’iisal Rooble oo markii ugu horeysay ku tegayo magaalada Dubai ayaa waxaa lagu sheegay inuu ka qeyb gelayo shir madaxeed dhex maraya dalalka Afrika iyo madaxda […]

1 min read

Talyaaniga oo ka dhacday doorasho ka yaabisay caalamka

Dalka Talyaaniga doorashooyin maalmahan ka socday laguna dooranayay madaxweyne cisub ayaa fashil ku dhammaaday, iyadoo baarlamaanka dalkaasi dantu bidday inay dib u doortaan madaxweynihii muddo xileedkiisu dhammaaday ee Sergio Matarella. Xisbiyada siyaasadda ayaa muddo toddobaad ah baadi goob ugu jiray qofkii bedeli lahaa, iyadoo haweeney xilal kala duwan ka soo qabatay dowladda Talyaaniga ay u […]

1 min read

Gen. Tareedisho: “Ciidamada Dowladda waxay la wareegeen deegaanada Mukay Dheere…”

Taliyaha Ciidamada qeybta 27aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Axmed Maxamuud Calasow (Tareedisho) ayaa sheegay in howlgallada oo ah kuwo Amniga lagu xaqiijinayo ay ka socdaan degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada Hiiraan & Shabeellaha Dhexe. Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlay Beledweyne wuxuu sheegay in Ciidamada xoogga dalka oo kaashanay kuwa macawisleyda ah ayaa howlgallo ka […]

1 min read

Maxkamad XuKun ku riday dad loo heysto dilka Shaqaale ka tirsan QM.

Maxkamad ku taalla dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa dil ku xakuntay, 51 qof oo lala xiriirinayo dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada Midoobay oo la dilay sannadki 2017-kii. Sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka ayaa ka mid ah dadka lagu xakumay dilka, halka nin korneel ah oo ka mid ah millatariga lagu xakumay 10 sano oo […]