19 Sep, 2025
1 min read

Golaha Wasiirrada oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka Qaranka […]

1 min read

Soomaaliya oo agab ciidan oo badan ka hesha Midowga Afrika.

ISTANBUL Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegtay in ay ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan oo ka timid Midowga Afrika. “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Midowga Afrika ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan Khamiistii, oo ay ku jiraan baabuurta gaashaaman, koofiyadaha iyo jaakadaha, gawaarida gaashaaman, booyadaha shidaalka iyo biyaha, matoorada, sahayda caafimaadka iyo […]

1 min read

Heshiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hay’adda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA).

Soomaaliya – Xilli muhiim ah oo isbeddelka dhijitaalka ah ee Soomaaliya ku yimid, Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hay’adda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA) ee Pakistan waxay saxiixeen Addendum-2 sida waafaqsan heshiiska ugu weyn ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed (SNIDS). Xafladda ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb […]

1 min read

Madaxwenayaasha Somaliya iyo Turkiga oo kulan xasaasi ah yeeshay.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa si rasmi ah u qaabilay dhiggiisa, MadaxweyneERdogan, oo ku qaabilay xarunta madaxtooyada ee Ankara intii uu ku guda jiray booqashadiisii ​​shaqo ee rasmiga ahayd. Labada Madaxweyne waxay yeesheen wada-hadallo miro dhal ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal ee […]

2 mins read

Maxay noo yaabgali-weeysay Talooyinka maskaxda wasakheysan ee Abuu camaar?

Ceebeynta Horumarka nabadgalayo iyo heerka uu gaarsiisan yahay la dagaallanka Argagixisada oo laga dhigto hadaf dhaliil jeedin ah oo ku aadan dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqon kartaa mid ka dhigan muujinta ficil xaasidnimo oo garab siinaya cadowga Ummadda Soomaaliyeed. Milkiilihii dowladii Farmaajo fahad yaasiin abuu camaar oo hoos u dhigay xaqa dadka dagan Galmudug […]