
Famaajo “Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ku dhiirrigelinaynaa…”
Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ku dhiirrigelinaynaa in uu ficil u beddelo baaqa, kana dhabeeyo gogosha uu fidiyey, isagoo abuuraya jawi siyaasadeed oo ku dhisan kalsooni, wadashaqeyn & ilaalinta dastuurka lagu doortay, iyadoo meesha laga saarayo tallaabo kasta oo hal dhinac ah.