
Madaxwenayaasha Somaliya iyo Turkiga oo kulan xasaasi ah yeeshay.
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa si rasmi ah u qaabilay dhiggiisa, MadaxweyneERdogan, oo ku qaabilay xarunta madaxtooyada ee Ankara intii uu ku guda jiray booqashadiisii โโshaqo ee rasmiga ahayd.
Labada Madaxweyne waxay yeesheen wada-hadallo miro dhal ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo sidii lo sahmin lahaa waddooyinka qotoda dheer ee Turkiga uu ka geysanayo taageerada dhinacyada muhiimka ah oo ay ka mid tahay dadaallada lagu ciribtirayo argagixisada caalamiga ah ee Somaliya.
Dhanlka kaleย madaxweynaha ayaa diyaarad khaas ahayd oo loo soo diray ku tagayย dalka Turkiga.