22 Sep, 2025
1 min read

Wararka suuqa iyo kala iibsiga ciyaartooyda ee Yurub.

Madaxa fulinta kooxda Manchester United, Richard Arnold, iyo aggaasimaha farsamada, John Murtough, ayaa kusugan magaalada Barcelona, si ay u dhameystiraan saxiixa xiddiga Khadka dhexe ee reer Holland, Frenkie de Jong, oo dadiisu tahay 25 sano jir. Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Leicester city, iyo xulka qaranka Belgium-ka, Youri Tielemans, oo 25 jir ah, iyo ciyaar […]

1 min read

Tababaraha Manchester United Eric Ten Hag “Cristiano Ronaldo iib ma ahan…”.

Si loo beeniyo wararka xanta ah, tababaraha Manchester United Eric Ten Hag ayaa xaqiijiyay maanta oo isniin ah in Cristiano Ronaldo uusan iib ahayn, xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in xiddigu uu ka tagayo kooxda. Warkaan ayaa ku faafay maqnaanshiyaha Ronaldo ee garoonka, maadaama uusan la safrin asxaabtiisa Jimcihii “dhibaatado dhanka qoyska” ah awgeed, […]

1 min read

Ciyaaryahan Pogba oo dib ugu biiray kooxda Juventus.

Ciyaaryahanka Paul Pogba, ayaa si bilaash ugu wareegay kooxda Talyaaniga ee Juventus, kadib markii uu dhamaadey heshiiskii uu kula jooggay kooxda Ingiriiska ee Manchester United. 29 sano jirkan, ka ciyaara qadka dhexe kana soo jeeda dhankaa iyo dalka Faransiiska, ayaa laba jeer kula guuleystay horyaalka Serie A kooxda reer Talyaani. Markaa kadib, waxa uu lacagtii […]