15 Sep, 2025
6 mins read

War Deg Deg ah: War sir ah oo laga Gudigii loo xilsaaray Baarista Hay’adda NISA. (Magacyada saraakiil la dilay iyo kuwo la la’yahay.. )

DEG DEG: War sir ah oo laga helay gudigii RW-Rooble u xilsaaray Baarista hayadda NISA waxyabihi ka dhacay ogow in arrintaan tahay midii Farmajo uu kula dagaalay RW-Rooble, ayuu gudiga sheegay in hayada uu ka dhex dhacay tacadi aad u balaaran,waxa uuna gudiga ogaaday ineey jiraan saraakiil la dilay iyo kuwa lagu waayey nolol iyo […]

1 min read

Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?

Haddii aad Hore Shaleemo Ceel gaab, Banadir ama Missione aad hore ugu daawatay Filimkii ( il buono, il Brutto, il Cattivo) oo Jilayaasha ey ka ahaayeen: Clint Eastwood. 2. Lee Van Cleef. 3.Eli Wallach. Sawirka Sare ka muuqdo ee Sadaxdoodu waa sidii ey ahaayeen markii aad Filimka Daawaneysay. ( F.S: 1aad) Sawirka Hose waa sida […]

2 mins read

Nin Diinta iyo Akhlaaqda ka qaawan haduu ku maamulo, ha weeydiin Aqoontiisa=Nasashada Jimcaha.Q- 311=

1.Nin ayaa Naagtiisii waxa uu u diray Sawirkaan ( F.S: 1aad )waxa uuna ku yiri: waxaan aaday Cimradii Beytka Barakeeysan.waxay ku tiri Maashaa Allah, Naagta Gadaashaada mareeyso, iyadana Alla ha ka aqbalo Cimrada. ( Ragoo beenta dhaafa, Xarun Masaajo, Xeebo Dalxiis iyo Cimro iskuma eko, Haweenku meela fog ayeey wax ka arkaan. Dambi haddaad galee […]

1 min read

Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran (Major National Incident) oo ka shaadh weyn shaqada Duqa qaban lahaa.

Sharciga iyo habka dawladnimo ee aduunku isku raacsanyahay oo sharci ah iyo dhaqan dawladnimo ah in musiibo qaran toos u hoostagto Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Waxa aduunyadu masiibooyin qaran soo arkeen ilaa sunaamigii indonisiya ka dhacay iyo gubashadii Magaalooyinka Australia in dawladaha hoose ay toos uga amar qaataan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Taariikhda aduunka masiibooyin qaran meelkasta way ka […]