Dhageysi
Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland oo soo gaba gabeeyay kulan Afur ah oo jaalyadu Bisha Ramadaan sabti walba dhigi jirtay.
Kulankii afurka ahaa oo sabti wiliaba inta lugu gudajira Bisha Ramadan ayaa Waxaa lugu sogabagabeyay xarunta jaliyada ay kuleydahay magalada zwoolla ee Dalka Nederland Hadaba kulankaasi ayaa Waxaa ka soo qeybgalay dhamaan qeybaha bulshada ah oo ay jaliyada ka kooban tahay ayagoo isku duuban. Ugu horeyn Waxaa halkasi kahadlay Gudoomiyaha Jaliyada Cabdulqadir Cali Nuune waxaana […]
PROF Yaxye Caamir “Ma jiraan wax Farmaajo uu qabtay WARAYSI Xasaasi …”
Waraysi cod iyo Muqaal ah oo lala yeeshay Prof Yaxye Caamir ayuu uga hadalay in madaxweyne Farmaajo uusan waxba qaban mudadii xilka dalka ugu sareeyo haayay Hadaba wareysigaas oo dhamstiran hoos ka daawo:-
Xeer ilaaliyaha Guud :- “waa in si hufan ay ugu adeegaan hay’addah garsoorka Bulshada”+ Video
Muqdisho,:- Xeer ilaaliyaha guud Ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qayb galayay dood looga hadlayay Baarista iyo Maxkamadeynta Dacwadaha la xiriirah Maandooriyaha ayaa sheegay in hay’addah dowladda Ee Booliiska iyo Xeer ilaalinta ay u adeegaan Bulshada qaybahooda kala duwaan. “Masuuliyiinta qaybahooda kala duwaan Ee ka shaqaynaya Xafiisyada Hay’ddaha Booliiska iyo Xeer ilaalinta waa inay […]
Sheekh Shariif oo xabad-joojin ugu baaqay Beelaha ku dagaalamaya aaga Cadale.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada khasaaraha dhaliyey ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacaayay deegaano hoostaga degmooyinka Raaga-ceelle iyo Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Sheekh Shariif oo ku sugan deegaanka Xaaji Cali ayaa beelaha dagaalamay ugu baaqay inay marka hore sameeyaan xabad joojin, isla markaana dhinacyada ay kala […]
Wasaaradda Howlaha guud oo wadda Qorshe Warshado looga dhisayo meelo ka baxsan magaalada Muqdisho+Video
Muqdisho :-Wasiirka wasaaradda howlaha guud & dib u dhiska iyo guriyeynta Soomaaliya ayaa sheegay in ay waddaan qorshayaal looga dhisayo Warshado meelo ka baxsan caasimada Muqdisho. Wasaaradda howlaha guud ayaa wadda istaatijiy cad oo ay ku doonayso in ay ku hirgaliso xaruumo loogu tala galay in laga dhiso Warshado wax soo saar oo u yeesho […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shir Isbeddelka Cimilada+Video
Muqdisho, :- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynaayo barnaamijka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada Cagaaran iyo Great Green Wall initiative oo ay ku mideysan yihiin 11 waddan,ayna Soomaaliya ku noqonayso 12-aad. Wasiirka deegaanka iyo is badelka Cimilada XFS Khadiijo Maxamed Almaqsuumi ayaa faah […]
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka jawaabayavwaxyaabaha keena musuq maasuqa iyo sida looga hortagi karo.+Video.
Wax is Dabamarinta Gudaha & Dibadda Barnaamijka Raad Raac, SNTV, Television-ka Qaranka. La wareyste:Yahya Amir
Maalinta 9-aad yuusan kaa fakan inaad Soonto, ka faa’iidayso maalintaas.
Maalinta 9-aad yuusan kaa fakan inaad Soonto, ka faa’iidayso maalintaas, soon ka aad sionto waxaad helaysaa 2-sanno ajirkeeda. Sheekh Abuukar Xasan Maalin ayaa into faah faahinaayo.
Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda dalka.+video
Waxaan ku Baaqayaa in si deg deg ah shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Garoowe kaas oo salka ku hayo khilaaf Siyaasadeed oo u dhaxeeya maamulka Puntland iyo Siyaasiyiinta, Bulshada rayidka Soomaaliyeed waxa ay walaac ka muujineysaa Dagaalada ka soo cusboonaaday meelo badan oo kamid ah gobalada dalka kaas uu ugu dambeeyay midkii […]
Wacdi iyo Waano ku docota ciidamda xasilinta Caasimadda Muqdisho.
Saraakiil ka socota oo kormeeray fariisimada ciidamda xasilnta caasimadda, waxaan halkaasi laga soo jeediyay hadalo isugu jira guubaabo , Waano iyo Wacdi Diini ah. Hadaba halkaan hoose ka dhagayso.