lix ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Baydhabo.
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah ay diiwaangeliyaan musharrixiinta lix ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Baydhabo. Guddiga ayaa 28-kii Bishii la soo dhaafay ee Febaraayo shaaciyay liiska lixda Kursi oo doorashadooda Maalinta Berito oo khamiis ah lagu […]
Wadahadaladii u socday Madaxweyne Deni & Agaasimihii PSF oo natiijo la’aan ku soo dhamaaday.
Waxaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano, waxaana la sheegay in is-faham la’aan uu ku dhammaaday kulankaas. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa isimo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxaana xogaha la […]
Ha isku Daalin Ukrine.
Maalmahaan waxaa ugu hadal heyn Badan Arrinta Ukrine. Ruushaa Gar leh iyo Mareykanaa Jid leh.Ukraine ma aheyn wadan Dimoqraadi ah. Madaxweynaha Ukrine in kasta oo Asal ahaan uu yahay Nin Yuhuudda Reer Ukrine ah, Haddana waxa uu baabiyay Dimoqraadiyaddii laga sugayay, markii la dooranayay isaga. Madaxweynihii Hore ee Burburiyay Midawgii Sufyeeti/ Ruushkii Mr. Gorbajev waxa […]
Duuliyihii ugu caansanaa Ciiddanka Cirka ee Ukraine oo lagu dilay Hawada Sare ee Kyiv+Sawirro.
Duuliye Colonel Oleksandr Oksanchenko oo lagu naanaysi jirey Yeeyda Cawlan ( Grey Wolf) ayaa waxaa habeenkii jimcaha lagu dilay Dagaal dhanka Cirka (Air Battle) oo ka dhacay meel ku dhow Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv. Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy waxa uu Duuliyahaasi ku abaal mariyey Billedda Geesinimada Ukraine (The Hero of Ukraine). Dowladda Ukraine waxay xaqiijisay […]
Ma jiraan Madax sameeysay Horuumar la taaban karo…= Nasashada Jimcaha. Q- 293=
Nin ayaa Xaaskiisii ku yiri: Soo bax waxaan aadeynaa Gurigii Reerkiina si aan kuu furo. iyada oo deg deg san ayey soo raacady. Markii la soo gaaray ilinka Gurigooda ayuu ku yiri: Xabiibatii, kuma furi rabin ee waxaa Geeriyooday Aabahaa. Waxay ku tiri: Iga tag, saas miyaa, waadba iga nixisay in aad i furi rabto […]
Madaxweynaha Ukraine oo faah faahin ka bixiyay dagaalka uu kusoo qaaday Ruushka.
KYIV:-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay duqeymo cirka ah u geysteen xarumaha milatariga iyo saldhigyada ciidamada ilaaliyo xadka. “Ruushka si khiyaano ah ayuu saakay u soo weeraray qarankeenna, si la mid ah sidi ay Naziyiintii Jarmalka sameeyeen sannadihi Dagaalki Labaad ee Dunida” ayuu ku yiri qoraal uu madaxweyne Zelensky soo dhigay […]
Madaxwaynaha Ruushka oo amar ku aadan Ukraine siiyay ciidamadiisa.
Ciidammada Ruushka ayaa lagu amray inay labada gobol ka fuliyaan waxa loogu yeero “howlgal nabad ilaalin ah”. Wararka ka imaanaya gobolka Donetsk oo ka mid ah labada gobol ee ka go’ay bariga Ukraine ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo gaashaaman oo Ruushku leeyahay lagu arkayay gudaha magaalada ugu weyn. Amarkan ayaa waxaa bixiyay madaxwaynaha […]
Is dhexgalka Diimaha:Lakum Diinukum,walii diini.
Barnaamijka is dhaxgalka Diimuhu, xadkii ayuu ka baxay. Waxaa jiro Arragti dheheeyso Diimaha Aduunka oo dhan hala mideeyo, Mid kasta qeyb halaga soo qaato, kadibna halagu soo koobo hal Diin oo isku dhaf ah oo Dadka Dunida ku nool oo dhan ey wadaagaan. Si taa lagu gaaro, waxaa la bilaabay Barnaamijyo hor dhac ah oo […]
Al-Shabaab oo weeraray Magaalada lamu iyo khasaaraha Weerarkaasi.
Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay weerar khasaaro geystay ka fuliyeen tuulo hoostagta Magaalada laamu oo 12-KM ujirta deegaanka Baar Go’an ee gobalka Lamu, waxaana ay ku dileen dad Shacab ah. Shacabka la dilay ayaa ku sugnaa Guryahooda, waxaana weerarku dhacay, iyada oo dadka ay jiifeen, sida ay sheegeen xubno katirsan laamaha Amniga Magaalada lamu. Ma […]
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho.
Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Dheere ayaa xilliga la dilay Garaash kasoo baxsanayay Gaarigiisa, iyada oo dadkii ka dambeeyay dilka ay baxsadeen. Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu dilka ka […]