15 Sep, 2025
3 mins read

Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo horey uga soo guulaysatay Ciyaarta xaga biyaha Kenya Iyo Itoobiya ayaa markan wajahaya Imaaraadka carabta oo ku lug leh Maalgashi halis ku ah Madax-bannaanida Soomaaliya✍️Elmi Osman Farah Boodhari *Amniga biyaha Soomaaliya ayay u bilaabaneysaa 10 sano oo uuTurkigu ilaalinayo, Iyadoo Imaaraadka oo Ankara kula xafiiltama gobolka Geeska Afrika uu saameyn […]

1 min read

Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare

Ninkan waxaa la yiraahdaa Saalim Jumeyli; oo waa sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka Ciraaq. Waraysi dheer, ayaa waxaa ka qaaday Weriye Camaar Taqi. Waxaa wax la ga weyddiiyey kaalintii sirdoonka Ciraaq ku lahaa ridistii xukunkii Siyaad Barre. Arrinta ayaa salka ku haysa markii Soomaaliya raacday ama codkeeda ku biirisay dalalkii doonayey in ciidanka Maraykanka […]

1 min read

Bandhigga Buugagta Gothenburg Sweden 6 Sep. 2025

Bandhigga Buugagta Waxaa dadweeynaha ku nool Magaalada Gothenburg (Göteborg) la ogaysiinayaa in Bishaan september  lixdeeda   laguqabandoono Bandhigga Buugagtga  Xarunta Medborgarhuset ee Gamlastaden   Oo u dhaw SKF- Ballanteenu waa 6da Bisaan September  iyoXarunta   Medborgarhuset Gamlastadengacmofuran kusoodhawaada. Barnaamijku wuxuu bilaabanayaa Labada Duhurnimo wuxuuna soconayaa ilaan Tobanka Fiidnimo KL 14:00 ilaa 22:00 adress: Brahegatan 11c, 415 […]

1 min read

Tacsi tiiraanyo leh: Khadiijo Qalanjo oo Boorame ku geeriyootay

Alla u naxariisto waxaa magaaladda Boorama ku geeriyootay fanaanadii caanka aheed allaha u naxariisto Khadiijo Maxamud Aw-Yuusuf oo loo yaqaanay Khadiijo Khalanjo. Tacsidaan waxaa diraaya dhamaan bahda fabaaniinta qaranka Soomaaliya. Hadii aan nahnay bahda warbaahinta somaliweyn waxaan tacsi u direynaa eheladii ay ka geeriyootay Khadiijo Qalanjo, Samir iyo iimaan allaha ka siiyo Aamiin Aamiin. https://vm.tiktok.com/ZNd4sNgxU/ […]

1 min read

Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay

5 Juli 2025 Zwolle Jaaliyada Guud ee Somalida Nederland SFON, Schting Kardo & Vereningen Zwolle en Nawaaxigeeda ka qeyb galeen Bandhig ku saabsanaa dhaqanka iyo Cuntada jaaliyadaha oo lagu qabtay magaalada Zwolle. Bandhigaas oo ay Soomalida wadanka Nederland gaar ahaan Bulshada Zwolle iyi Nawaaxigeeda ku nool ku soo bandhigeen Hidaha iyo dhaqanka iyo agab kala […]

1 min read

Jaaliyada Soomaalida Nederland SFON caasho sharaf u sameysay Dalxa

18-05-2025 Rotterdam. Soo dhaweyn Jaaliyada guud ee Soomaalida Nederland SFON waxey maanta caasho sharaf u qabatay agaasimaha waaxda qorsheenta ee gobolka Banaadir mudane Abdulqadir Muxidin Axmed Dalxa. Waxaa ugu horeen meesha ka hadlay guddomiye Abdikadir Ali Nune oo kalmadiisa soo dhaweenta soo jeediyay, kadibna ugu war bixiyay xaaladaha guud ee shacabka soo soomaliyeed ee ku […]

1 min read

Halyeeyada qaranka waa in hantidooda la dhowraa…

Waa wax aan la aqbali karin in halyeeyadii Qaranka Soomaaliyeed u soo halgameen ama u soo shaqeyeen in la maamuus tiro, hantidii ay la haayeena lagu dhiirada in la boowo ama la siiyo shaqsiyaad lagu sheegay ganacsato.Sida ka taagan hooygii Gen. Ali Hashi Elmi Su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxay tahay, masuuliyiintii shalay Qaranka u soo […]

2 mins read

M/weynaha Soomaaliya ayaa Cabsi galiyay dunida Carabta

Xogta ka muuqaata daabacaada Isniintii ee wargeyska Asharq Al-Awsat oo soo bandhigay Maqaal uu Qoray M/weynaha Soomaaliya ayaa Cabsi galiyay dunida Carabta Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo ka hadlay in dagaalka Soomaaliya ay kula jirto argagixisada—oo ay ku jiraan hawlgallo militari oo toos ah oo ka dhan ah saldhigyada Al-Shabaab iyo Daacish—uu qeyb ka yahay […]