
Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay
5 Juli 2025 Zwolle Jaaliyada Guud ee Somalida Nederland SFON, Schting Kardo & Vereningen Zwolle en Nawaaxigeeda ka qeyb galeen Bandhig ku saabsanaa dhaqanka iyo Cuntada jaaliyadaha oo lagu qabtay magaalada Zwolle.
Bandhigaas oo ay Soomalida wadanka Nederland gaar ahaan Bulshada Zwolle iyi Nawaaxigeeda ku nool ku soo bandhigeen Hidaha iyo dhaqanka iyo agab kala duwan oo ay Soomalida leedahay dahay. Waxaa ka soo geyb galay dad aad u badan oo ka helay cuntada Somalida iyo farshanka ay soo bandhigeen. Waxaa kaloo gabdhaha Soomalida ay goobta ka mid ah as jaliyadaha ka so qeybgalay ellateriyan suriyan najeriya iyo wadamo badan oo dhow ah waxaa ay Aad cuniyinkii ay soo bandhigeen dadka soogalootiga ah uga helee..
Waxay ahey bandhig aad u qurux badan waxaana
Gudoomiyaha Jaaliyada Guud ee Soomalida SFON
Abdikadir Ali Nuune amaanay dhamaan Jalaiyada soomaliyeed.
Bashiir jiidaal barow
somaliweyn Holland Zwolla