Halyeeyada qaranka waa in hantidooda la dhowraa…
1 min read

Halyeeyada qaranka waa in hantidooda la dhowraa…


Waa wax aan la aqbali karin in halyeeyadii Qaranka Soomaaliyeed u soo halgameen ama u soo shaqeyeen in la maamuus tiro, hantidii ay la haayeena lagu dhiirada in la boowo ama la siiyo shaqsiyaad lagu sheegay ganacsato.Sida ka taagan hooygii Gen. Ali Hashi Elmi

Su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxay tahay, masuuliyiintii shalay Qaranka u soo shaqeeyey sida Gen.Ali Hash IWM, haddii la qadarin waayo, masuuliyiinta maanta jooga sidee bay rabaan in beri loola dhaqmo? Wa Yaab!!

Tankale, kuwa la sheegay in ay yihiin ganacsato oo leh dowladda nasiisey hanti masuul qaran soomaliyeed oo la wada yaqaan miyeeysan aheyn dad xisaabtama oo ogg tagtada iyo timaaddada.

Waxaan hadalkeygu ku soo koobayaa,dowladnimadu waa in dadka loo adeego si waafaqsan qanuunka iyo sharciga dalka

Madaxduna waa adeegayaasha bulshada ,bulshaduna waa awoodda dowladda. Wixii intaas ka dheer cidii aan ogeyn waqtiga ayaa bari doona sidaasi waxaa bartiisa feec buga ku qoray bare sare ustaad

Abdirashid Hashi Artan