22 Apr, 2024
9 mins read

Akhriso Khubadda Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Furitaanka Kalfadhiga 2-aad Labada Aqal Ee BJFS

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB: Isla markii aan xilka la wareegay waxaan la kowsaday laba xaaladood oo kala daran: Abaaro saameeyay in ka badan 7 Milyan oo qof, iyo KHAWAARIJTA oo sii kordhiyay culayska ay ku hayeen shacabkeena taagta daran. Waxa aan qaaday tallaabooyin aan u arkayay inay […]

1 min read

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Degdegga Ah

Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin oo kala socday Warbaahinta waxaa uu seddex maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Waxaa tababarka soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo kaashanaysa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si loo xoojiyo kaalinta Warbaahinta ee tabinta […]