1 min read

Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?

Haddii aad Hore Shaleemo Ceel gaab, Banadir ama Missione aad hore ugu daawatay Filimkii ( il buono, il Brutto, il Cattivo) oo Jilayaasha ey ka ahaayeen:

  1. Clint Eastwood. 2. Lee Van Cleef. 3.Eli Wallach.

Sawirka Sare ka muuqdo ee Sadaxdoodu waa sidii ey ahaayeen markii aad Filimka Daawaneysay. ( F.S: 1aad)

Sawirka Hose waa sida ey noqdeen markii ey gaboobeen.

Wakhtigu waa kugu socdaa ee Xisaabtan.
Haddii Guulaheey ku dhaafo Gugaagaan ku dhaafeeyn.

Su’aal

  1. Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?
  2. Adigu sideed u tiil markii aad Daawneysay Filimka,?. Maanta sideed u Taal?
  3. mise wakhtigaa maba aqoon filimada ?

Qore: Yahya Amir