15 Sep, 2025
1 min read

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay 20 waddo interlock ah oo laga dhisayo Kaaraan.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay dhismaha 20-waddo oo interlock oo laga hirgalin doono Waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan, iyada oo dhismaha Waddooyinkaas ay iska kaashan doonaan bulshada deegaanka iyo maamulka Degmada. Guddoomiyaha degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani oo warbixin kooban bixiyay ayaa sheegay in waaxaha kala […]

1 min read

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed.

Muqdisho, Khamiis, 02 Janaayo 02 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed, kaas noqon doona Mudane Axmed Xuseen Cilmi. Sidoo kale, Golaha Wasiirrada, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda […]