1 min read
Xuquuqda Gobalka Banadir: Qof ha dulmin, hana ogolaan in lagu dulmiyo.
Waan la kulmay Gudiga doorashada qaran, oo ay tahay in ay Dadka ra’yigooda dhageeystaan. Weey dhageeysteen, laakin Hal TV ayaa u joogay, mana ogolaan in ay soo daayaan Aragtida kala duwan ee Dadka, in laga jaro Dadka qaar.
Si kastaba Muwaadinku waxa uu xaq u leeyahay in uu aragtidiisa dhiibto.
Aragtideyda Gobalka Banadir State waa sidan
Hoos ka daawo.
FG : wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
Soo gudbiye: Yahya Amir