15 Sep, 2025
1 min read

Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.

“Caawa, waxaa qadka taleefanka kula  hadlay madaxweyne Recep Tayyip Erdoga, waxaana ka wada hadalnay iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga ee dhanka tamarta, dhaqaalaha buluugga ah & amniga” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shheekh oo qoraal soo dhigay xalay Bsrtiisa X. Madaweynaha ayaa sidoo kale sheegay inuu soo dhoweeyay taageerada joogtada ah ee uu siinayo horumarinta Soomaaliya & ballan […]

1 min read

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U MAGACAABAY G/ GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO XASAN MUUNGAAB

Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. XASSAN […]

1 min read

Jaaliyada Soomaalida Nederland SFON caasho sharaf u sameysay Dalxa

18-05-2025 Rotterdam. Soo dhaweyn Jaaliyada guud ee Soomaalida Nederland SFON waxey maanta caasho sharaf u qabatay agaasimaha waaxda qorsheenta ee gobolka Banaadir mudane Abdulqadir Muxidin Axmed Dalxa. Waxaa ugu horeen meesha ka hadlay guddomiye Abdikadir Ali Nune oo kalmadiisa soo dhaweenta soo jeediyay, kadibna ugu war bixiyay xaaladaha guud ee shacabka soo soomaliyeed ee ku […]

1 min read

Waxaa lagu dhawaaqay Madaxweynaha Banadir State.

Meel dheer kaama jiro, Afkaaga ayeey ku xiran tahay. Waxaad noqotay Cunugii la yiri: Dhagtaada Bidix soo taabo, ee Gacanta midig ku raadiyay. Waxaa Xaqiiq ah oo Adiguba aad ogtahay, Dalka waxaa ka jiro Maamul Gobleedyo Xakumo Hal Magaalo oo kaliya, Haddana la baxay State ama Land. Ninka ah Gudoomiyaha Gobalkuna uu la baxay Madaxweyne. […]

1 min read

Halyeeyada qaranka waa in hantidooda la dhowraa…

Waa wax aan la aqbali karin in halyeeyadii Qaranka Soomaaliyeed u soo halgameen ama u soo shaqeyeen in la maamuus tiro, hantidii ay la haayeena lagu dhiirada in la boowo ama la siiyo shaqsiyaad lagu sheegay ganacsato.Sida ka taagan hooygii Gen. Ali Hashi Elmi Su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxay tahay, masuuliyiintii shalay Qaranka u soo […]