27 Jul, 2024
1 min read

Shirka Golaha Wadashiga Qaranka oo Muqdisho ka furmay.

Magaalada Muqdisho waxa shalay gaaray inta badan madaxda maamul goboleedyada, halkaas oo uu maanta ka bilowday shirka madaxda dawladda federaalka iyo kuwa dawlad goboleedyada. Madaxda shirka Muqdisho ka qaybgalaysa waxa kamid ah Madaxwyeynaha Soomaaiya Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka gudoominaya, Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, Ra’isul Wasaare Kuxigeen Saalax Jaamac, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam […]

1 min read

Maxkamadeyntii Quraanshada iyo Adiga.(Bal Aqri si aad u Fahanto).

Quraansho ayaa hal xabo oo Sokor ah ka xaday Bahda Shacabka Xasharaadka. Saxaafadii ayaa aad uga hadashay xatooyadda Quraanshada, Shacabkii ayaa ku kacay, Qoraanshadii ayaa maxkamad la soo istaajiyay shacabkii Xasharaadka oo dhan ayaa ku farxay in cadaaladda la marsiiyo Quraanshadda, waxaana lagu Xakumay Xabsi Daa’im. (F.S:1aad). Maroodi ayaa dhowr Loor oo sokor ah ka […]