1 min read

Fanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad oo geeriyoody

Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad.

Waxaa uu fanaanka ka mid ahaa xiddigihii ugu caansanaa kooxdii hobolada qaranka ee Waaberi.

Heesihiisa ayaa isugu jiray waddani iyo heeso jaceyl ah oo uu qaaday. Waxaa uu sidoo kale caan ku ahaa tumista qalabka kala duwan ee mFanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad oo geeriyoody isga sida kabanka.