20 Sep, 2025
1 min read

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka.

Muqdisho :-Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada Qaranka ee ku jira howlgallada ka dhanka ah kawaarijta. Maxamed Mursal ayaa sheegay in la joogo dhammaadkii khawaarijta sida wadajir ahna lagu dhamaystiri karo,dhammaana shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in aan […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariisin ka dhiganaya Maxaas si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Warrarka inaga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay socoto qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta lagu wado in uu gaaro. Shalay waxa tagay Maxaas xubno ay kamid ahaayeen Wasiirka Batrooka ee Dawladda Federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka iyo Gudoomiyihii hore ee […]

1 min read

Guddoomiye Madaale: Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in dalkaan laga sifeeyo

Muqdisho :-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta ayaa sheegay in dhammaan shacabka gobolka Banaadir looga baahanyahay in ay si wadajir ah uga qeyb galaan dagaalka ka dhanka ah khawaarijta. “Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in […]

1 min read

Shaqaalaha doorashada ee Maraykanka oo la kulmaya hanjabaado dil ah

WASHINGTON — In ka badan toban qof ayaa guud ahaan dalka Maraykanka waxaa lagu soo oogay dacwado la xiriira, inay u hanjabeen qaar ka mida shaqaalaha doorashada. Shaqaalaha dawladda ayaa inta badan xilliyada doorashooyinka waxay la kulmaan hanjabaado kala duwan. Xoghayayaasha gobollada iyo khubarada kale ayaa iyagu arrintan ka digaya. Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald […]