August 1, 2023
Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay falalka lagu gubay Kitaabka Qura’aanka.
Jeddah :- Wasiirrada Arrimaha dibedda ururka iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay dalalka Sweden iyo Danmark ee lagu gubay Kitaabka Qur’aanka kariimka. Wasiirrada oo habka aaladda fogaan aragga ku yeeshay kulankoodii 18-aad ayay ku dhaleeceeyeen dhacdooyinka soo laalaabtay ee lagu gubayo nuqullo ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka, iyagoo sheegay in ay taasi tahay […]
Duqa Muqdisho oo ka hadlay sababta dadka looga saarayo dhulka Casa Italia
Muqdisho :-Bayaan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah faahiyey sababta dadka looga saarayo Dhulka (Kaasa Italia ) oo ah dhul ay leedahay safaaradda dowladda Talyaaniga. Warka Maamulka ka soo baxay ayaa lagu yiri” Burburinta dhismaha Xarunta Kaasa Italia waxay ku timid codsi nooga yimid […]
Ciidmadaa ATMIS oo u diyaargaroobaya wajiga labaad ee ka bixitaanka Soomaaliya
Taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyay kulan socday afar maalmood oo looga hadlay qiimeynta wajigii koowaad ee ka bixitaankii ciidanka ATMIS ee Soomaaliya iyo u diyaargarowga wajiga 2-aad oo la filayo in la soo gunaanado bisha Setembar ee soo socota. Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa […]
Maxkamadda G/Banaadir oo maanta mar kale u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal loo haysto musuq
Muqdisho :-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dadweyne. Xubnaha ay maanta maxkamaddu dacwaddooda dhagaysanayso ayaa waxaa ka mid ah, Abuukar Maxamed Cali maamulahii xafiiska canshuuraha berrriga ee wasaaradda Maaliyadda ku leeedahay garoonka diyaaradaha Muqdisho, Maxamed Aadan Cabdullaahi maamulahii Bankiga dhaxe laanta garoonka diyaaradaha Muqdisho […]