22 Apr, 2024
3 mins read

Mareykanka oo ka hadlay sababta loo baajiyay tababarka ciidan ee Berbera .

Tababarka ayaa qorshuhu ahaa in uu qabsoomo horraantii sanadkan iyada oo ay halkaas ku qaadan lahaayeen tababarka ciidamada Mareykanka ee howlgalka Africa. Waxa uu qeyb ka noqon lahaa taxane tababar oo balaaran oo ay ciidamada Mareykanku ku qaadan lahaayeen barriga Afrika, kaas oo ka dhici lahaa islamarkaasna ay qeyb ka noqon lahaayeen ciidamada dalalka Bostwana, […]

1 min read

Soomaaliya oo ka mid noqotay Dallada Bulshada Afrika.

Dowladda Soomaaliay ayaa si diIran usoo dhaweeysay aqbalaadda codsiga rasmiga ah ee Soomnaaliya ay ku dooneeyso ka midnoqoshada dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) taas oo ay meelmariyeen madaxda dalalkaas ee ku mideysan dalladan, Hadal Qoraal ah kasoo baxay Wasaaardda Arimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaliya Hassan Sheeikh Mohamud iyo Dowladda Soomaaliya ay ka […]

1 min read

Dhaawacyo ka dhashay mudaaharaad loogasoo horjeeday duminta masaajidka ugu weyn Adis-ababa.

Magaalada Adis-Ababa dad muslimiin ah oo diiddan in la dumiyo masaajidka ugu weeyn magaalada Adis-Ababa ee Anwar Mosque,ayeey isku dhaceen ciidamda ammaanka, taa oo ay waxyeelo ka dhlatay ay ka mid yihiin dhaawacyo soo gaaray haween. Cciidamada ammaanka ayaa si toos ah rasaas ugu furay dadkii mudaaharaadayey.sida lagu faafiyay warbaahinta gudaha ethiopia. Muslimiinta ayaa ka […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in weerar lagu dilay sedex xubnood oo Al-Shabaab ah.

War goor dhaw ay faafisay wakaaladda warar soomaaliyeed ee SONNA ayaa lagu sheegay , Ciidanka Kumandoonka Danab oo kaashanaya saaxibada caalamka ayaa weerar qorsheysan lagu beegsaday ururka Alshabaab gaar ahaana deegaan 60KM dhinaca Koonfur-galbeed ka xiga magaalada Kismaayo in lagu dilay sedex xubnood oo ka tirsan Alshabaab . Warku wuxu intaasi ku darayaa in howlgalkaasi […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 359=Sida ugu wanaagsan ee Dadka Saddaxda Gobal Ex- Banadir aad Xaqooda ku qaadan kartid waa in aynanba Dareemin in Xaq ka maqan yahay=

1. Rasuulkeena Muxamed CSW ayaa yiri: Waxaa la gaari doonaa wakhti, Qofku uuna kala doorbideeyn Maalka uu helayo ma Xalaalaa mise waa Xaaraan.Saxiixul Bukhari, 2083. ( F.M:1aad) ( Haddii aad Madaxdeena iyo Ganacsatadeena Qaar aad fiirisay Wakhtigaa mala gaaray mise weli waa noo dhimanyahay?) 2. Imaam Shaafici RC ayaa yiri: Waxaa nalagu ebtaleeyay Qoom og […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay aqbalaadda warbixinta Soomaaliya ee ka mid noqoshada EAC.

Muqdisho: — Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC), sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxda EAC ayaa aqbalay warbixinta codsiga Soomaaliya. “Madaxweynaha ayaa oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed […]

1 min read

Senegal: Sagaal qof oo ku dhintay rabshado ka dhashay xukun lagu riday hoggaamiyihii mucaaradka.

DAKAR, SENEGAL:- Sagaal qof ayaa ku dhintay iska horimaadyo ka dhacay guud ahaan dalka Senegal, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha saaka oo Jimce ah, kadib markii maxkamadi ay labo sano oo xarig ah ku xukuntay hoggaamiyaha mucaaradka Ousmane Sonko. Xukunka “dhallinyarada musuqmaasuqa” ayaa laga yaabaa inay ka saarto Sonko, oo ah ninka aadka u […]