26 Apr, 2024
2 mins read

Lionel Messi oo mar kale soo rogaal-celiyay

Lionel Messi ayaa ku soo laaban doona safka hore ee kooxda PSG sabtida markii ugu horaysay tan iyo markii uu safar uusan ogolaanshiyo u haysan uu ku tagay dalka sacuudiga. Kabtanka Argentina ayaa markii hore kooxda ku ridday ganaaxay labo usbuuc ah, taasoo daba socotay guuldaradii PSG ee gurigeeda kasoo gaartay 30kii April. Kooxdan ayaa […]

1 min read

Duqa Magaalada Bolnas ee dalka Sweden oo soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden. Soo dhaweyntaan, ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Xildhibaanada Labada Aqal ee Dowaldda Fedaraalka Soomaaliya, qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay guddi soo tira-kooba hantida Qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha oo muhiimadda siinaya soo celinta Hantida Qaranka ee ay lahayd Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya ka hor 1991, ayaa magacaabay Guddi ka kooban8 xubnood, oo ka shaqeeya soo celinta hantida dowladda. Sida […]

1 min read

Maraykanka oo sheegay in in duqayn uu ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada Mareykanka ee ka tirsan  Hawlgalka Afrikom ee Afrika  qaaday duqayn cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyagoo ka Falcelinayay weerar Alshabaab ay ku qaadeen ciidamo ka tirsanaa dowladda oo ku sugnaa deegaanka Libikus oo katirsan gobolka  Jubbada hoose. Taliska Maraykanka ee Afrika oo war qoraal ah soo saaray, ayaa sheegay, in ciidamada Maraykanka […]

1 min read

Maleeshiyaad ka Tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay gobolka Shabeeladaa Hoose.

Hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen degaanka Cali Fuuto ee hoos taga degmada Kurtun Waarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayay ku dileen 44 xubnood oo  ka tirsanaa Al-Shabaab oo isugu jiray Saraakiil iyo xubno kale, kuwaasi oo isku aruursanayaydhufeysyo ay halkaas ka sameysteen. Howgalkaan ayaa […]

2 mins read

Waa tuma gabadha Soomaalida ah ee noqonaysa Muslimaddii ugu horreysay ee garsoore kubadda cagata ah ka noqota UK?

Gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo garsoore ka noqota UK ayaa sheegtay in ay hiigsaneyso in ay dhex dhexaadiso heerka ugu sareeya, waxa ayna haweenka kale ku dhiiri galisay in ay soo raacaan wadada ay marayso. Jawaahir Rooble waxay jirtay 10-sano oo kaliya markii ay iyada iyo qoyskeedaba magan-gelyo doon ka noqdeen London kadib […]

1 min read

Erling Haaland iyo Sam Kerr oo ku kala guuleystay abaal marinta gool dhalinta horyaalka Ingiriiska.

Weeraryahanka kooxda Manchester City Erling Haaland iyo xiddigta Chelsea Sam Kerr ayaa ku guuleystay abaal marinta xiddigaha sanadka ee ragga iyo dumarka ee xiriirka FWA. Xiddiga Norway iyo kooxda Manchester City Haaland ayaa dhaliyay 51 gool ilaa haatan xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeeyay ee City. 35 ka mid ah waxa ay ahaayeen Premier League, iyaga oo […]