27 Jul, 2024
1 min read

Ciidamo Itoobiyan ah oo soo gaaray gudaha Soomaaliya.

Waxaa saacadihii la soo dhaafay gaarey Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo Ciidamo farabadan oo Itoobiyaan ah, kuwaas oo aan kamid aheyn howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, iyada oo siwyen halkaasi loogu soo dhaweeyay. Ciidamada ayaa waxaa kasoo horreeyay oo degmada Doolow soo gaaray  Madaxa hawlgalinta ciidanka militariga Dowladda Itoobiya General Tasfaye Ayalew iyo taliyaha guud […]

1 min read

QM oo $55 milyan ku bixisay si ay u badbaadiso markab shidaal oo ku xumaaday xeebaha Yemen.

Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii sheegtay inay iibsadeen markab lagu wareejinayo in ka badan hal milyan oo foosto oo saliid ah oo ku kaydsan markabka la dayacay ee yaalla xeebaha dalka Yemen, kaas oo halis badan ku haya deegaanka badda cas. Hawlgalka badbaadinta markabkan ayaa la qorsheeyey inay dhacdo horraanta bisha May ee soo socota. “Iibka […]