27 Jul, 2024
1 min read

Dowlad deegaanka Soomaalida oo ka jawaabtay eedeynta Somaliland.

War saxaafadeed kasoo baxay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa loogga jawaabay, eedeyn ay soo jeedisay dowladda iskeed madax banaanida ugu dhwaaaqday ee Somaliland. War saxaafadeedka, ayaa lagu sheegay in ciidan ka socda ismaamulka Soomaalida Itoobiya, aanay qeyb ka ahayn dagaalka ka socda magaalada Laascaanood. Xukuumadda Soomaalida Itoobiya, ayaa tilmaantay in muddo ah inay ka gaab […]

1 min read

Somaliland oo sheegtay in ciidamo ka yimid DDS ay qayb ka yihiin dagaalka Laascaanood.

Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday Madax banaanida ee Somaliland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamo ka yimid Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay qayb ka yihiin dagaalka ka socda magaalada Laaso Caanood ee gobolka Sool. Qodobo dhowr ah oo ka soo baxay kulan uu madaxweyne Muuse Biixi ku hoggaaminayay shirka golaha wasiiradda Somaliland ayaa looga hadlay […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo Ammar dul-dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka.

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan. Hay’addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay inay waajib tahay […]

1 min read

Sharuudaha laga rabo Shirkadaha Diyaaradaha u tartamaya adeega Xujeeyda Sanadkaan oo la shaaciyay

Guddiga tartanka adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee uu dhawaan magacaabay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Rooboow Cali ayaa soo saaray shuruuradaha laga rabo shirkadaha Diyaaradaha ee  daneynaya u tartamida adeega Xujeyda Soomaaliyeed. Guddigaan ayaa sheegay in laga bilaabo Maanta oo Khamiis ay u furan tahay shirkadaha doonaya iney u tartamaan adeega Xajka […]

1 min read

Shirkadda Fly Dubai oo maanta billowday duulimaad Muqdisho-Dubai ah

MUQDISHO — Shirkadda diyaaradaha Fly Dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah Dubai-Muqdisho. Diyaaraddii ugu horreysay ee shirkadda, oo nooceedu yahay Boeing 737 Max, ayaa maanta soo cago dhigatay garoonka diyaraadaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayada oo rakaab kasoo qaaday Dubai. […]

1 min read

Duqa Muqdisho: “Waxaan tira koobayaan Goobaha lagu iibiyo Maandooriyaha..”+Video

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin inay ciribtiraan ka Ganacsiga iyo isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya. Guddoomiyaha oo ka qeyb galayay kulan ka dhacay degaanka Garasbaaleey ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hay’adaha Amniga ay isku diyaarinayaan inay […]