21 Sep, 2025
1 min read

Dowladaha Sudan iyo Ethiopia oo ka heshiiyey murankii biyo xireenka wabiga Nile

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha ku saabsan” biyo xireenka weyn ee Itoobiya. Biyo xireenkan ayaa lagu muran sanaa, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Sudan ee Suna. Isagoo ka hadlayay mar uu Khartuum kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed, oo safar shaqo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilkii hoggaamiyaha Daacish Bilaal al-Sudani.

WASHINGTON — Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla mamaul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo ah, […]

2 mins read

=Nasashada Jimcaha. Q- 341aad= War somalidu Balaayo jecelaa, Axmed Nur muxuu isagu saadaalinaa khatarta.

1.Waxaa la yiraa Wiilasha Wakhtigaan 91% marka ey Gabar hortaagan yihiin waxa ey fiiriyaan halka ey tilmaamee falaarta hoose ee Xabadkeeda. Waana Sababta ey Gabdhuhu u qaataan Candha Celiska “Rajabeeto” . ( F. S:1aad) Gabdhuhu marka ey Wiilasha la joogaan 91%.waxa ey fiiriyaan jeebkiisa. Waana sababta ey Wiilashu warqado been ah jeebka uga buuxiyaan ( […]

1 min read

Ciidamada dowladda oo gobolka Galgaduud ku dilay Sarkaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer  ku dilay  horjoogayaal ka tirsan Kooxda Al-Shabaab. Maydka horjoogo lagu magacaabo Cabdifitaax Xasan Gaafow ayay ciidamadu soo badhigayeen, kaasoo ay sheegeen inuu caan ku ahaa dhibaataynta shacabka. Sarkaal lagu magacaabo Daauud Gacmey oo katirsan saraakiisha howlgalladan hoggaaminayay ayaa […]

1 min read

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta la soo gabagabaynaayo.

Waxaa maanta magaalada muqdisho lagu soo gabagabeynaa shirweynaha culimada somaliyeed uu ilaa isniinta kasocday magalada muqdisho ee xarunta dalka. Culimada ayaa ka kala yimid dalka iyo dibadiisa waxaana shirkan uu yahay mid culimada ay door uga qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah alshabaab ee kasocday gobolada dalka. Shirka maalmihii lasoo dhafay waxaa looga hadlay ajandayaal kala […]

1 min read

20 gobol Maraykanka ah oo dacwad ka gudbiyey maamulka Biden

AUSTIN, TEXAS – Illaa Labaatan gobol oo ka tirsan Maraykanka oo leh xeer ilaaliyayaal guud oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga ayaa ku dacweeyay maamulka Biden, isbedellada waaweyn ee uu ku sameeyey siyaasadda socdaalka taasoo ay sheegeen, inay siyaasadda uu bedelay ay ka hortagaysay muhaajiriinta, balse ay weli u oggolaanaysay illaa 360,000 oo muhaajiriin ahi […]