18 May, 2024
1 min read

Afhayeenka Al-Shabaab Oo Digniin Culus U Diray Bangiyada Iyo Shirkadaha Somaliya

Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa uga digay bangiyada iyo shirkadaha ganacsi iney dowladda la wadaagaan xogta hantida macaamiishooda, isagoo sheegay in cidii falkaasi ku dhaqaaqda ay tallaabo ka qaadi doonaan. Cali Dheere oo fariin muuqaal ah soo diray ayaa sheegay in Bangiyada iyo shirkadaha looga baahan yahay iney ilaaliyaan hantida dadka […]