January 21, 2023
Waa sidee xaaladda degmada Galcad kadib weerarkii Al-shabaab ee shalay?
MUQDISHO โย Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa Jimcihii shalay ugu yaraan toddoba askari ku dishay xero ciidan oo ku taalla degmada Galcad oo ay dawladda Soomaaliya dib u qabsatay, sida ay sheegta wasaaradda warfaafinta, iyada oo xaaladda Galcad ay saaka degan tahay. Weerarkaas waxaa ku dhintay Taliye ku xigeenkii ciidamada Danab ee Mareykanka uu tababaray Gaashaanle Xasan Cismaan […]
Midawga Yurub oo ‘liiska argagixisada’ ku daraya ciidanka ilaalada kacaanka ee Iran.
Saraakiisha Midawga Yurub ayaa Jimcihii sheegay inay filayaan in Midawga Yurub uu cunaqabatayn dheeraad ah ku soo rogo ciidanka ilaalada kacaanka ee dalka Iran, ka dib markii maalin ka hor uu baarlamaanka Midawga Yurub uu ku baaqay in ururkaas lagu daro liiska argagixisada. Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyey in ciidanka ilaalada […]
DEG DEG :Kooxda Juventus oo laga jaray 15 dhibcood.
Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa 15 dhibcood laga jaray xilli ciyaareedkan, kadib markii ay maxkamad ku taalla dalka Talyaani ay baaritaan ku heshay khaladaad ka dhacay qaabkii ay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda uga soo iibsan jirtay ciyaartoyda, taas oo keentay in kooxda ugu guulaha badan Seria A-da ay hoos ugu dhacdo kaalimaha hoose ee kala […]