January 19, 2023
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay heshiis ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Masar
Golaha Wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay heshiiska is af-garad-ka ee iskaashiga Tiknoolajiyadda iyo Boostada ee ay horay u kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Masar. Heshiiska ay goluhu qalinka ku duugeen ayaa la filayaa in uu qeyb weyn ka qaato dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu hoggaaminayay […]
Ciidamada Soomaaliya oo shaaciyay tirada loogga dilay Al-Shabaab hawlgalo dhacay Arbacadii
Wararka ka imanaya deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeelada Dhexe ee dalka Soomaaliya, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay 49 dagaal yahan, oo katirsan Alshabaab. Sida ay sheegtay wrabaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa waxaa lagu beeg sadey weerarkan ciidamo, oo isku urur sanayey dhul beereed ku yaalla deegaanka Sheekh Qaasim. Sidoo kale, hawlgalkan ayaa waxaa lagu soo […]
In ka badan 70 qof oo qabow ugu dhintay dalka Afqaanistaan.
In kabadan 70 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay qabow ba’an ugu dhinteen gudaha dalka Afqaanistaan oo hadda uu ku dhuftay baqow ba’an. Gobolka bartamaha ku yaal ee Ghor ayuu dhawaan heerkulku gaaray -33 digirii, waana heerkul aad uga hooseeyo heerka ay biyuhu ku fariistaan ama ku barafoobaan. Wararka maxalliga ahi ayaa sheegaya in […]
Malaayiin qof oo biyo la’aan ku wajahaya qeybo ka mid ah Itoobiya.
Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in inkabadan siddeed milyan oo qof oo ku nool qeybo ka mid ah woqooyi-galbeed gobolka Amxaarada ay haatan wajahayaan biyo la’aan baahsan, halkaasi oo ay saameysay coladda muddada ka jirtay gobolka deriska ah ee Tigreeda. Mas’uuliyiinta gobolkaasi ayaa sheegaya in colaaddii u dhaxeysay fallaaga gooni-u-goosadka ahi ee TPLF iyo dowladda […]