07 Jun, 2024
1 min read

Somaliland oo si adag ugu jawaabtay Maraykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag ugu jawaabtay safiirka Maraykanka u fadhiya magaalada Muqdisho kaas oo ay ku eedaysay mid si cad indhaha uga laliya adeegsiga magaca Somaliland isla markaana ku sheega in ay tahay gobol ka tirsan Soomaaliya. War ay wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ku daabacday barteeda Twitter ka ayaa lagu yidhi “Lama aqbali karo […]

1 min read

Maxkamad Ciidan oo dil ku xukuntay askari nin rayida u dilay shan kun oo shilin Soomaali ah.

Maxkamadda Ciidamada ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari lagu magacaabo Qaasim Ducaale Cabdi oo ka tirsanaa ciidanka ilaallada deegaanka Xamar oo talaadadii la soo dhaafay nin rayida ku dilay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho. Maxkamadda ayaa ku heshay Qaasim inuu si bareer ah u dilay muwaadin la oran jiray Abuubakar Maxamed […]