November 16, 2022
Wasiirka Kalluumeysiga oo heshiis lagalay Shirkad Shiines ah
Wasiirka Kalluumeysiga oo heshiis lagalay Shirkad Shiines ah Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang Liang kaas oo ay shirkaddu ku maal galinayso kalluumeysiga dalka. Heshiiskan oo ah […]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri Waxaa lagama maarmaan ah in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS “Waxaa lagama maarmaan ah in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekha Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Sheegay inay Muhiim tahay In Ahmiyad Gaar ah ay siiyaan Hay’adaha ay Qusayso Dib u Eegista Dastuurka Dalka sidii Loo dhamays Tiri lahaa. “Waxaa lagama maarmaan ah in dib-u-eegista dastuurka […]
England ayaa timid Doha ka hor Koobka Adduunka
Xulka England ayaa yimid Doha ka hor Koobka Adduunka ee 2022. England ayaa loo qorsheeyay inay ka dhoofto garoonka Birmingham – oo ku yaal meel u dhow xaruntooda St George’s Park ee Burton ee Trent – 10 subaxnimo Talaadada. Duulimaadku ma uusan bixin ilaa 10:41am,waxana ay Qatar timid 7:57pm xiliga maxaliga ah (4:57pm xiliga UK) […]
gabar Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada caro ka abuuray dalkaasi
Billowgii bishan ayaan la xaqiijiyay in gabar kamid ah dadka Soomaaliyeed ee dalkaasi Canada ku nool oo lagu magacaabayay Hodan Xaashi, si ula kac ah loogu dilay mid kamid ah magaalooyinka dalkaas. Soomaalida dalka Canada ayaa dalbanaya inay caddaalad hesho gabadhan Soomaaliyeed oo lagu dilay goob lagu caweeyo oo ku taallo magaalada Saskatoon ee dalkaasi […]
Abiy Ahmed oo sheegay inay ka go’an tahay hir-gelinta heshiiska nabadda ee gobolka Tigray.
ADDIS ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an tahay heshiiski nabadeed oo uu kula gaaray hoggaanka Tigray-ga waddanka Koonfur Afrika horraantii bishan, si loo soo afjaro colaadda dad badan lagu dilay ee laba sano ka socotay waqooyiga gobolka Tigray. Khudbad uu Talaadadii ka hor jeediyay baarlamaanka, ra’iisul […]