19 May, 2024
1 min read

Darawalka dhabta ah!!!.

Haweenku waxa ey u baahan yihiin “licence”  si ey u wadaan Gaadiidka kala duwan, Laakin uma baahno “licence”  si ey Ragga u wadaan. Hore ayaa Hooyo yaraantaadii kuu soo diyaarisay oo magacyo ku qortay meesha Furaha lagaa galiyo, Marshada, Fariinka iyo Sheelaraha,  walaashaana waxa ey arkeysay duruusta ey Hooyo Bixinee oo waxa ey iyaduna aheyd […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay Uganda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo ku qotoma xoojinta iyo garab istaagga halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab waxa uu la yeelanayaa Madaxda dalkaas, si […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kala diray Guddiyada Adeegga Garsoorka iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa.

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray labada guddi ee kala ah Guddiga Adeegga Garsoorka iyo Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo ay ansixisay dowladdii hore, isgaoo amray in la toosiyo hannaanka loo soo dhisay labada guddi. Labada guddi ayuu ansixiyey Aqalkii Hoose ee Baarlamaankii 10aad, waxaana saxiixay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, hase yeeshee […]