1 min read

Abaaro weli ka jira qeybo ka mid ah gobolka Gedo.

Deegaanada gobolka Gedo qaarkood ayaa waxaa weli ka jira abaaro baahsan oo saameeyay dadka iyo duunyada.

Wararka laga helayo deegaanka Garilleey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dadka deegaankaasi ay saamaysay biyo la’aan iyo goobo bixiya adeeg caafimaad oo aan jirin.

Dhanka kale Gobolka Gedo ayaa abaarta ka jirta waxay tahay midbsaamaasay dad iyo duunyo, waxaanajirta in dad dhowr ah abaarta aawadeed inay gobolkaasi isaga carareen.