27 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha Soomaliya oo New York kula kulmay Boqorka Urdun.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Madaxweynaha Xasan Sheikh ayaa boqorka Urdun uga warbixiyey xaalada Soomaaliya iyo isbedellada dhanka amaanka, dhaqaalaha iyo horumarinta ee ay dowladiisu ku howlantahay, isagoo sheegay in ay ka go’antahay xasilnta dalka iyo […]

1 min read

Aryadyda muslimiinta ah ee Hindiya oo la barayo Heesahaa Diinta Hinduuga

Siyaasiyiinta Kashmiir ee ay Hindiya maamusho ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin isku dayga ay dowladda Hindiya ku dooneyso in carruurta dugsiyada Muslimiinta lagu baro heesaha diinta Hinduuga. Madaxa wasiirkii hore Mehbooba Mufti ayaa sheegay in ku hagida ciyaalka iskuulada in ay heesaan heeso Hinduuga ah iyo in la xiro culumada diinta muslimiinta ay […]

1 min read

Itoobiya oo beenisay warbixinta Qaramada Midoobey ee sheegeyso in tacaddiyo laga geystay Tigray.

Dowladda Itoobiya ayaa beenisay warbixin ay soo saareen guddi ka tirsan Qaramada Midoobey oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay dilal ka geysteen halkaas. Itoobiya waxay warbixinta ku tilmaantay , “mid aan dhameystirneyn oo aan xaqiiq aheyn” isla markaana la doonayay in lagu waxyeelleeyo dowladda Itoobiya. Guddiga xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay hayaan […]

1 min read

Itoobiya oo shaqadii ka joojisay shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida.

Dowladda Itoobiya ayaa qanddaraaska ka joojisay shirkad qaabilsan shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha. Shirkaddan oo ay qeyb ahaan leedahay dowladda Shiinaha ayaa shidaal qodis ka waday Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Itoobiya waxay sheegtay inay shirkadda Poly-PGL ay kuu guuldareysatay inay raacdo heshiiska ku saabsan dhaqaalaha iyo dhanka farsamada ee shidaal soo saarista. Dadka deegaanka […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka golaha guud ee QM oo galay maalintii labaad.

Shirweynaha sanad-laha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii shalay si rasmi ah uga furmay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Madaxdi ka hadashay maalinti furitaanka ayaa khudbadahooda xoogga ku saaray xasaradaha sii baahaya ee dunida, dagaalka Ruushka iyo Ukraine, colaadda Israel iyo Falastiin, sicir-bararka saameeyay nolosha guud ahaan dadyowga caalamka, isbeddalka […]

1 min read

Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta hal qof uu gaajo u dhimanayo.

WASHINGTON — Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, iyada oo in ka badan 200 oo iskugu jira hay’adaha aan dowliga aheyn iyo ururrada gargaarka ee caalamka ay ka digeen dhibaatadan Talaadadii, iyagoo ku boorriyay tallaabo caalami ah oo go’aan looga qaato si loo […]

1 min read

Mareykanka oo sheegay inuu la socdo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada Eritrea ee Itoobiya.

ADDIS ABABA — Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa sheegay in dowladda Mareykanku ay ka war hayso ciidamo ka tirsan Eritrea oo u tallaabay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, isaga oo cambaareeyay arrintaas. “Waxaan la soconnay dhaq-dhaqaaqa ciidamada Eritrea ee ka socda xuduudda… waana cambaareyneynaa,” ayuu Mike Hammer u sheegay warfidiyeenka warbixin […]