27 Apr, 2024
1 min read

Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya kulan looga hadlayo Amniga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalaya kulan looga hadlayo arrimaha Amniga oo ka dhacaya Magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Madaxweynaha ayaa warbixinayo arrimaha ammaanka Soomaaliya siin doona dadka ka soo qeyb galaya kulan oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Istaraatiijiyadda iyo Daraasaadka Caalamka ee magaalada Washington D.C ee dalka Mareykanka. […]

2 mins read

Eritrea oo dib ugu yeertay ciidankeeda keydka si ay u dagaal galaan.

Abaabul ciidan ayaa ka socda dalka Eritrea, kaasoo looggu yeeray ciidanka keydka, illaa da’da 55 jirka, si ay qeyb uga noqdaan unagarba buuxiyaan ciidanka, sida ay wararku sheegayaan. Maalintii Khamiista, qaar badan oo kamid ah dadka ku nool caasimadda Asmara, ayaa ogeysiisyo la siiyay, waxaa saacado gudahood loo qaaday jiidaha hore ee soohdinta uu waddankani […]

1 min read

Boqolaal qabuuro ah oo laga helay magaalo ku taalla Ukraine.

Dowladda Ukraine, ayaa sheegtay in laga helay qabuuro tiro badan meel ka baxsan Izyum, maalmo kadib markii magaalada dib loogala wareegay ciidanka Ruushka. Maamulka magaalada, ayaa sheegay inay bilaabi doonaan fagista qaar kamid ah qabuuraha maanta oo jimco ah. Ilaa hadda ma cadda waxa ku dhacay dhibbanayaasha dhintay, balse xogo hore, ayaa sheegaya in laga […]

1 min read

Wafdi ka socda dowlada Shinaha oo loo diiday iney galaan baarlamaanka Britain.

Afhayeenka aqalka baarlamaanka Britain, Sir Lindsay Hoyle, ayaa diiday codsi loo soo gudbiyey, oo ah in la galo Westminster Hall, sababo la xiriira cunaqabateynta Shiinuhu kusoo rogeen shan xildhibaan iyo labo saaxiibo la ah, Politico ayaa markii ugu horreysay sidaasi qortay. Boqorada Elizabeth-da Labaad, ayaa lagu wadaa in halkaasi la dhigo, illaa iyo aaskeeda, oo […]

1 min read

Labo askari oo lagu tooriyeeyey London.

Laba askari oo booliiska ah, ayaa loola cararay isbitaal, kadib markii lagu tooriyeeyay bartamaha London, booliska magaalada ayaa sidaasi sheegay. Tooriyeynta ayaa waxay ka dhacday meel u dhow fagaaraha Leicester, Dhaawacyada maaha kuwo nafta booliiska halis gelin kara. Duqa magaalada London, Sadiq Khan, ayaa weerarka ku tilmaamay mid aad loogga naxo, iyadoo ku soo beegmay […]

1 min read

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka.

WASHINGTON DC – Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd James Austin ayaa xarunta wasaaradda difaaca ee Maraykanka ee Pentagon, wuxuu ku soo dhoweeyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnaha weftigiisa ee la socday. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo lagaga hadlay kulanka dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya iyo xoghayaha difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay, in […]

5 mins read

Hadal kasta, Goobta aad ku sheegee iyo Cidda aad u sheegee iska hubi!!.=Nasashada Jimcaha. Q- 322=

1. Naag ayaa Ninkeeda uga shakisay in uu ka qaraabto Jaariyadda. Kadibna Jaariyadii ayeey Fasaxday iyada oo aan u sheegin Ninkeeda. Habeenkiina waxa ey seexatay Qolkii jaariyadda. Habeen barkii ayuu u soo galay, Dharkii ayuu siibtay. Waana ka qaraabatay. Markii shaqadii dhamaatay ayeey ku dhagtay oo ku qeylisay, Habeen kasta ayaan shanqarta Qolkaan maqli jiray […]