23 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku kulmay magaalada Nairobi. Labadda mas’uul ayaa kulankooda uga wada hadley arrimo ay ka mid yihiin xaaladda amni ee Soomaaliya iyo tan Geeska Afrika. Waxey sidoo kale sheegeen inay la socon doonaan hirgelinta waxyaabaha uu qabanayo guddiga wadajirka ah ee iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya. […]

1 min read

Gudoomiye Madaale oo xilkii gudoomiyaha G/Banaadir iyo Duqa Muqdisho la wareegay.

MUQDISHO — Guddoomiyaha gobolka Benaadir, ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay si rasmi ah xilka ugala wareegay guddoomiyihii hore ee gobolka Cumar Filish, kadib xaflad ka dhacday xarunta Gobolka. Waxa uu Yuusuf Madaale sheegay in amni darrada ka jirta gobolka ay tahay laba qeybood oo midi ay tahay weerarada Al-shabaab, halka kan kalena uu […]