27 Apr, 2024
1 min read

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Turkiga iyagoo isku dayaya falal amni darro.

Wasaarada Arimaha Gudaha ee turkiga Oo Shaacisay In La Xiray 5 nin Oo Ka Tirsan Kooxda Daacish isla markaana Isu Diyaarinayay Inay Qaadaan Talaabo qaldan Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa shaacisay in Ramo Mohammed Al Hamed, oo lagu naaneyso Rami Remo, kana tirsan shaqaalaha maamulka ISIS, la qabtay xilli uu isku diyaarinayey inuu howlgal amiga lid […]

1 min read

Itoobiya oo beenisay war laga sii daayay Telefishinka Soomaaliya.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka hadshay warbixin ay sheegeen in aysan sax ahayn oo ku jirtay barnaamij laga sii daayay TV-ga dowladda Itoobiya oo ku baxa afka ingiriisiga. Warbixinta oo ku saabsaneed dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sii daayay Talaadadii shalay. “Warbixinta barnaamijka ku jirtay ma ahan mid ka turjumaysa siyaasadda […]

1 min read

Golaha Ammaanka oo maanta kulan deg-deg ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya.

NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xog-wareysi ah oo al-baabadu u xiran yihiin ka yeelan doonaan Soomaaliya. Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya ay ka socdaan dagaallo ka dhan ah Al-Shabaab, islamarkaana ay ka jiraan abaaro darran, ayada sidoo kale la saadaaliyey inay macluul ka dhici karto dhammaadka sanadka. Ergeyga Gaarka […]

1 min read

Aqalka Cad oo ka walaacsan xaalad la saadaaliyey inay Soomaaliya geli karto

WASHINGTON — Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu ka walaacsan xaaladda macluusha ee la saadaaliyey inay Soomaaliya geli karto bilaha October illaa December. “Toddobaadkan, khabiirka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u badan tahay inay ka dhici doonaan macaluul inta u dhaxaysa bilaha Oktoobar […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay guddoomiyaha G/ Banaadir.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho. Sida lagu daabacay bogga Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya, madaxweynaha, ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Yuusuf Xuseen. Door wanaagsan ayuu kasoo qaatey dibu dhiska magaalada Muqdisho, iyo guud ahaan horumarka Gobolka Banaadir. […]

1 min read

Madaxweynaha xilka ka sii dagaya oo ugu dambeyn la hadlay madaxweynaha la doortay ee Kenya.

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Kenya, William Ruto, ayaa sheegay inuu wada hadal dhanka taleefoonka ah la yeeshay madaxweynaha xilka kasii degaya, Uhuru Kenyatta, kaasoo la xiriira xiliga kala guurka. William Ruto, ayaa sheegay inay ka wada hadleen doorashadii dhawaan lasoo gaba gabeeyay, iyo isbadalkii dimuqraadiyada ee ka dhacay dalka Kenya. Kenyatta, oo taageeray murashaxa […]

1 min read

DEG DEG:Tababarihii Kooxda Chelsea oo la eryey.

Kooxda Chelsea, ayaa ceyrisay tababare, Thomas Tuchel, ka dib guuldaradii xaley kasoo gaartey kooxda Dinamo Zagreb, ciyaar ka tirsaneyd koobka Champions League-ka. 49-sano jirkii hore ee, kooxaha Borussia Dortmund iyo Paris St-Germain, ayaa ka tagay garoonka Stamford Bridge, 20 bilood ka dib. Milkiilaha kooxdani, Todd Boehly, ayaa wuxuu ka dhigay tababaraha kooxdani, Tuchel, si ku […]