28 Apr, 2024
1 min read

Mareykanka oo farriin digniin ah u diray muwaadiniintiisa Kenya.

Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa muwaadiniinteeda ka codsatay in ay si weyn uga taxaddaraan gudaha dalka Kenya xiligan oo la filayo in maxkamada ugu sarreysa Kenya ay go’aan ka gaarto doorashada Madaxtinimada dalka Kenya. Garsooreyaasha Maxkamadda ayaa xukunka ku dhawaaqi doona 5-ta September 2022-ka. Warsaxaafadeed ay safaaraddu siisay warbaahinta ayaa lagu sheegay in Kenya […]

1 min read

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka mas’uul ka socday QM kala hadlay abaarta taagan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo gargaarka degdegga ah ee hay’adda OCHA Martin Griffiths. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Martin Griffiths qorsheyaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan wax ka qabashada arrimaha bani’aadamnimada ee ka dhashay saameynta abaaraha ka jira dalka iyo qeybo […]

2 mins read

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka DF oo ka digtay Roob yari ku soo wajahan Dalka.

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyeraadka Biyaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo si dhow ula socota Maraxaladaha adeegyada Saadaasha iyo Kormeerka biyaha (Hydrometeorological Monitoring Services) ee dalka, waxay Wasaaraddu shaacinaysaa in saadaasha xilli-roobaadka dayrta ee nagu soo fool leh ay muujinayso in roobka dayrtu uu aad uga hooseeyo sida caadiga ah (below normal) guud ahaan dalka, marka […]

1 min read

TPLF oo sheegtay in Ertirea kusoo noqotay dagaalka gobolka Tigray

NAIROBI — Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ereteriya ayaa Khamiistii shalay weerar ku qaaday gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya, waxayna bartilmaameedsadeen ciidamada Tigreega, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Tigreega, inkastoo wakaaladda wararka ee Reuters aysan u suurtagelin in ay si madaxbannaan u xaqiijiso warbixinta. Getachew Reda, oo ah afhayeenka ciidamada Tigrayga, ayaa bartiisa Twitter-ka ku […]

1 min read

Khasaare ka dhashay madaafiic lagu garaacay qaybo ka mid ah xaafadaha Muqdisho.

Wararka laga helaayo degmooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in saddex qof ay ku dhinteen madaafiic lagu garaacay meel aan sidaas uga fogeyn madaxtooyada Soomaaliya. Tiro kale oo dad ah ayaa ku dhaawacantay madaafiicdaas. Qaar ka mid ah warbaahinta gudaha ayaa tabiyay in ilaa iyo saddex madfac lagu garaacay subixii hore ee saaka […]

1 min read

Madaxweyne Uhuru oo markii ugu horrey fagaare ka soo muuqday tan iyo doorashadii.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyaatta ayaa markii ugu horeysay meel fagaaro ah ka soo muuqday tan iyo sagaalkii bishii dhamaatay ee Agoosto oo ay dhacday doorashada guud. Madaxweynaha ayaa la arkayay isaga oo ay hareera socdaan dad shacab ah oo qaarkood uu salaamayay. Madaxweynaha ayaa aammusanaa tan iyo markii laga guulaystay murashixii uu taageerayay ee Raila […]

1 min read

Warbixin ku saabsan weerar Al-shabaab ku qaaden tuulooyin hoostaga degmada Baxdo.

Wararka ka imaanaya degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerareen deegaanno hoos taga degmadaasi. Kooxda aya qarax ku burburiyay ceelasha biyaha iyo xaruumaha shirkadaha isgaarsiinta ay ku leeyihiin halkaa,mana jiro khasaare nafeed oo ka dhashay. Maxamed Cabdullahi Muuse, guddoomiyaha degmada Baxdo,ayaa BBC-da u sheegay in Al-shabaab ay […]

1 min read

Sacuudiga oo baaraya muqaal laga duubay gabar da’yar oo ciidamo garaacayaan.

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in ay fureen baaritaan kadib muuqaalo la soo dhigay internetka oo u muuqday kuwa muujinaya ciidamada ammaanka oo garaacaya gabar da’yar oo ku sugneed xarun lagu hayo ilmaha agoomaha. Hal sarkaal ayaa u muuqday mid ku jiidaya dhulka gabadha yar oo qaylinaysa isaga oo tinta ku dheggan,sidoo kalana muuqaalka ayaa laga […]