26 Apr, 2024
1 min read

Baarlamaanka oo doortay Guddi kor joogteynaya Dib u eegista Dastuurka.

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedetaalka ayaa maanta iska dhex doortay Guddiga kor joogteynta dib u eegista dastuurka ee Golaha Shacabka. Xubnahan Guddiga ayaa kala ah: Xildhibaan Cabdullaahi CarabXildhibaan Maxamed Yuusuf Xasan WaliidXildhibaan Cali Yuusuf XooshXildhibaan Maxamed Xayle AxmedXuseen Qaasim Yuusuf (Xuseen Iidow) Howlaha horyaalla Guddiga ayaa waxaa kamid ah sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen […]

1 min read

RW.Xamse oo la kulmay Ciidan loo diyaariyay inay ka qeyb noqdaan Howlgalka ka socda G/Hiiraan.

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe ayaa maanta soo kormeray Xerada Ciidamada Xoogga dalka Lamagalaay ee Magaalada Beledweyne. Ra’iisul wasaaraha ayaa warbixino ka dhageystay saraakiisha Ciidanka Xoogga iyo sida ay u socdaan Howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan. Ra’iisul wasaare Xamse ayaa […]

1 min read

Madaweyne Xasan Sheekh oo sheegay saddex arrin oo laga sugayo xukuumadda.

MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay kulan lagusoo gunaanaday shirkii Golaha Wasiiradda labada maalmood uga socday magaalada Muqdisho, kaas oo lagu falanqeeyay hannaanka wada-shaqeynta hay’adaha dowladda, dib u eegista Dastuurka, amniga iyo xasillinta, caddaaladda iyo garsoorka, horumarinta Dhaqaalaha iyo bixinta adeegyada bulshada. “Masuuliyadda aad qaaddeen waa mid taariikhi ah oo horseedi […]

1 min read

Xildhibaan Soomaaliyeed oo loogu soo dhaweeyay K/Afrika.

Xildhibaan Sheikh Aweys Mohamed Omar oo dhawaan ka mid noqday Golaha Baarlamaanka 11aad ee SOMALIA 🇸🇴, ayaa soo gaaray Dalkani Koonfur Afrika. Aydruz Ilmi iyo Abdiwahab Haji Farah oo ka mida Xubnaha ugu firfircoon Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa, ayaa Mudanaha kusoo dhaweeyey O.R Tambo International Airport ee Magaalada Johannesburg. Xildhibaan Sheikh Aweys, ayaa ka […]

1 min read

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWE

Garoowe: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Karaash, Wasiirro iyo Xildhibaanno Heer Dowlad-goboleed ah iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane […]