1 min read

Xildhibaan Soomaaliyeed oo loogu soo dhaweeyay K/Afrika.

Xildhibaan Sheikh Aweys Mohamed Omar oo dhawaan ka mid noqday Golaha Baarlamaanka 11aad ee SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄, ayaa soo gaaray Dalkani Koonfur Afrika.

Aydruz Ilmi iyo Abdiwahab Haji Farah oo ka mida Xubnaha ugu firfircoon Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa, ayaa Mudanaha kusoo dhaweeyey O.R Tambo International Airport ee Magaalada Johannesburg.

Xildhibaan Sheikh Aweys, ayaa ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee daggan Koonfur Afrika kahor intuusan ku biirin Siyaasadda iyo Dowladda.

Abdulrazak IndhaJaceyl