27 Jul, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi ka socda WFB oo kulmay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David Beasley. Madaxweynaha ayaa la wadaagay David Beasley dadaallada ay Dowladdu ku bixineyso wax ka qabashada xaaladaha deg dega ah ee ku saaban arrimaha gurmadka abaaraha iyo kaalinta looga baahan yahay hay’adaha […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Abwaan Hadraawi,wuxuu ka mid ahaa haldoorka bulshada Soomaaliyeed..”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu ka mid ahaa tiirarka hal-abuurka  Soomaaliyeed, door weynna ka soo qaatay […]

1 min read

Madaxweynaha JFS oo meel mariyay go’aanka golaha wasiirada XFS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA). Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xasan AgaasimeMarwo Luul Axmed Coloow AgaasimeMudane Cabdirisaaq Axmed Cali AgaasimeMadaxweynaha ayaa u rajaynaya Guddigan in Alle uu u fududeeyo […]

1 min read

RW Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Hadraawi.

Innaa Lillaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun! Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Barre ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha unaxariiste Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. “Waxaan dhammaan Ehelka, Qaraabada, Bahda Fanka iyo Suugaanta iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida xannuunka badan ee ku timid Alle ha u […]

1 min read

Abwaan Hadraawi oo magaalada Hargeysa ku geeriyooday.

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Naasir Yuusuf Daahir oo ah Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Jamhuuriyada iskeed ugu dhaaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Abwaanka ayaa dhowaanahan xanuunsayay. Abwaanka oo laf-dhabar u ahaa suugaanta Soomaalida, oo sameeyay heeso badan oo caan baxay, waxyaabaha lagu xusuusto waxa […]