× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Xasan Sheekh iyo Ruto oo khadka taleefanka ku wada hadlay.
Wararka

Xasan Sheekh iyo Ruto oo khadka taleefanka ku wada hadlay.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Ruto, isagoo ugu hambalyeeyey doorashadiisa.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hoosta ka xariiqay inuu rajaynayo in Madaxweynaha la doortay ee Kenya, uu kala shaqeyn doonto ballaarinta iskaashiga labadda dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Kenya

.

About Author

Maxamuud Xuurshe